Assalaamu aleikum!

Taas on se aika pian käsillä kun saamme juhlistaa Eidiä paastokuukauden jälkeen.
Helsingin Muslimit järjestävät perinteisen ja nyt viimeisen "läksijäis eid juhlansa Roihuvuoren moskeijan pihalla torstaina 7.7 klo 12.00-19.00 insha Allah.
Tarjolla tuttuuntapaan kahvipöydän antimia sekä liha ja kana grillivartaat , kanakastike ja riisi ja salaatti sekä räiskäleitä lasten mieleen ja tietenkin pomppulinna ja kasvomaalusta.

Tervetuloa!




As salaamu caleykum wr wb.
Hadana waxaa la joogaa waqtii an u xafladeyn lahayn ciida al fitriga bishii barakeysneed ee ramadan ka dib. Helsingin muslimit waxay idin diyaarireysaa xafladii caadada inoo aheyd ee lagu qaban doona masaajidka roihuvuori markii ugu danbeysay intuusan guurin ka dib. Xaflada waxay dhaceysaa 7.7.16 saacada 12-19 insha-Allah. Waxaan meesha idunka diyaar ah cuntooyin macaan ee kala duwan sida bariis, maraqa hindiga ee dhigaag ah, digaag iyo hilib la dubay(gril), anasalaato, malabax iyo waxyaalo kala duwan iyo macmacaano ayu nuuc leh.
Ilmaha waxaa u yaalo aalabii ay ku ciyaarilahaayeen iyo barnaamijka kala duwan ee loogu talagalay iyo wijiga oo wax loogu sawirayo.

Kusoo dhawaada!

السلام عليكم ...مره اخري حان وقت الاحتفال بالعيد بعد شهر رمضان المبارك و ادارة مسلمي هلسنكي مثل كل عام ولاخر مره نقيم حفل العيد خلف ساحة مسجد رويهوفوري الخميس يوم 7 يوليو الساعه 12 ظهرا الي الساعه 19 مساءا ...ان شاء الله كالعاده نقدم لحم ودجاج مشوي وقهوه وارز وسلطه وحلوي وبرامج لعب للاطفال وتلوين وجوه ...اهلا وسهلا External Event Url
Roihuvuoren moskeija
Tulisuontie 1, Helsinki, , Finland