Barito oo Sabti ah bisha Janaayo tahay 20/2018, saacadduna tahay 5:30 galabnimo waxa jira barnaamij iyo muxaaddaro u gaar ah dumarka iyo gabdhaha oo ka dhici doonta Masjidka Al-Iman. Fadlan ka soo qayb gala.
Jazakumullahu Kheyran External Event Url
Al-Iman Islamic Centre
#18 13478 78 Ave, Surrey, BC, Canada